You are currently viewing Gobolka hiiraan waa imisa degmo wax badn ka ogow

Gobolka hiiraan waa imisa degmo wax badn ka ogow

  • Post author:
  • Post last modified:September 25, 2024
Gobolka hiiraan waa imisa degmo wax badn ka ogow
Gobolka hiiraan waa imisa degmo
Gobolka hiiraan waa imisa degmo wax badn ka ogow

Bandhiga wax soo saarka beeraha Gobolka Hiiraaan 

Gobolka hiiraan waa imisa degmo?

gobalka hiran waxa uu ka kooban yahay ilaa iyo 12 degmo oo ay ku jiraan Beledweyne, jalalaqsi, Buulo burde, Buq-aqable Halgan, Booco, maxaas, mataan iyo ceel-cali iyo moqokori.

qabiilada dega gobolka hiiraan?

beelaha dega gobalka hiiran waxaa ka mid ah beelaha gaaljecel, xawaadle, ujeejeen, jijeele iyo baadi cadde.

xaafadaha baladweyne

baladweyne waxa ay ka kooban tahay ilaa 8 xaafadood waxaa ka mid ah:Oktober, Raadeer, Xaawo taako, Howlwadaag iyo kooshin.

tuulooyinka gobolka hiiraan

waxaa ka mid ah : Beerayabaal, beer gadiil, Feerfeer, Coomaad, Lafweyn, Halgan, Buurweyn, Jinbilley iyo kuwo kale oo badan.

This Post Has One Comment

Leave a Reply