You are currently viewing jubaland : Wax badan ka ogow Gobalkaan
gobalka jubadda hoose

jubaland : Wax badan ka ogow Gobalkaan

  • Post author:
  • Post last modified:September 25, 2024
jubaland flag calanka jubaland
gobalka jubaland
jubaland
jubaland : Wax badan ka ogow Gobalkaan

gobweyn

jaziirada koyamo jubaland

FAQs

What is the capital of Jubbaland?

kismaayo is the capital city of jubaland

jubaland waa imisa degmo?

jubaland waxa ay ka kooban tahay dhowr degmo waxaa ka mid ah: Kismaayo, Bu,aale, Doolow, Badhaadhe, Jilib, Beledxawo, xagar, ceelwaaq, jamaaje, garbahaareey, baardheere, saakow afmadow iyo kuwo kale.
 

where is jubaland located

its located south of Somalia.

jubaland qabiilada dega.

beelo tiro badan ayaa dega jubaland waxaana ka mid ah gaaljecel, shiiqaal, ogaadeen, majeerteen, habargidir, xawaadle, abgaal, cawromale,jareer, mareexaan iyo kuwo kale oo badan.

This Post Has 4 Comments

  1. Anonymous

    Maclumaad loo baahnaa

    1. eng mk

      thanks

  2. Abdullahi Sheikh Adan Abdulle

    Bravo Gudoomiye

    1. eng mk

      thanks abdalla

Leave a Reply