wararka ciyaaraha maanta
Horiyaalka ingriiska (English premier league) ayaa soo saare liiska 10 xidig ee ugu fiican waqtigaan la joogo horiyaalkaas wararka ciyaaraha maanta.
Horyaalka ingiiska ayaa ku jira mid ka mid ah season-adiisii ugu fiicnaa ayadoo ay taageerayaasha ku naalooyanaa kulamo xiiso leh.
Kooxaha liverbool, machercity iyo Arsenal ayaa si adag ugu hardamaya booska hore ee premier league table-ka
Liiska kala sareyta ee wararka ciyaaraha maanta oo ah 03 marso 2024 ayaa ah sidan:

- Liverpool 60 pts
- Manchester city 59 pts
- Arsenal 58 pts
- Aston villa 52 pts
Waxaaaad moodaa in saddexda sare ee Liverpool, city iyo arsenal ay hoosta isaga jiraan waxa u dhexeeya waa min 1 dhibic , taasi ayaa ka sii dhigeysa in tartanka uu xiiso badan sii yeesho maalmaha soo aadan.
Waxaa xusid mudan 9 ka mid xidigaha ku soo baxay liiska waxa ay u ciyaaraan saddexda koox ee ugu horreysa ee ku tartameysa horiyaalka waa Liverpool, Manchester city iyo arsenal.
Son Heung-min oo ka mid xidigaha kooxda Tottenham Hotspur ayaa asna ku soo baxay liiska inkastoo ay kooxdiisa ku jirto booska 5aad ee kala sarreyta waxaya haysataa dhibco gaaraya 47 pts.
Kaalinta koowaad waxaa ku soo baxay xiddiga qadka dhexe ee Manchester city “Kevin De Bruyne” xiddigaan ayaa ahaa nin Qatar badan sanadihii la soo dhaafey, inkastoo uu xili ciyaareenkaan dhaawacyo badan ku seegey shaxda Manchester city
Kaliya waxaa uu ka soo muuqdey shaxda 12 kulan, waana xidga ugu caawinta badan horiyaalka ingriiska.
Waxaa booska 2aad ku soo baxay “Erling Haaland” mashiinka gool dhaliyaha city,
Halka booska 3aad uu ku soo baxay xiddiga Liverpool “Mohamed Salah.”
Booska 4aad waxaa ka soo muuqdey nin ka halista badan ee lacaga badan ugu fadhiya Arsenal ee “Declan Rice”
Hoos kala soco shaxdoo dhameystiran.
Liiska taxanaha 10ka Xiddig Ee Ugu Fiican Premier League (wararka ciyaaraha maanta)
10. Son Heung-min
9. William Saliba
8. Bukayo Saka
7. Phil Foden
6. Rodri
5. Virgil van Dijk
4. Declan Rice
3. Mohamed Salah
2. Erling Haaland
1. Kevin De Bruyne
TOP 10 BEST PREMIER LEAGUE PLAYERS 2023
Tobankii xideig eeugu fiicnaa xilli ciyaareedkii hore
Pingback: wararka ciyaaraha maanta: waxqabadka Declan Rice ee Arsenal ayaa dad badan ka yaabisey | Readings Today best 2024
Pingback: wararka ciyaaraha: Liverpool oo daqiidadii Dhimashada ka baxsate Nottingham Forest, Shan Dhibcoodna Ku sii Qabatay Hoggaanka Premier League 2024 | Readings Today